Qarax lagu diyaarinayay guri kuyaala Boosaaso oo gacanta lagu dhigay

Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa caawa gacanta ku dhigay qarax miino oo la sheegay in lagu diyaarinayay guri kuyaala magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. War kasoo baxay ciidamada Puntland ayaa lagu sheegay in ciidamada amaanka fashiliyeen qaraxyo lagu diyaarinayay guri kuyaala magaalada Boosaaso kaa oo la doonayay in lagu waxyeelo shacabka Boosaaso sida ay … Continue reading Qarax lagu diyaarinayay guri kuyaala Boosaaso oo gacanta lagu dhigay